Warbixin cusub sadexda nooc ee uu u kala baxo malabku
Warbixn ku saabsan inta nooc ee uu ukala baxo mlabku 1.nooca malabka ay ka samayso shinidu buurta ama dhagaxaanta shexdooda ama godadka 2.nooca ay ka smayso dhirta ama geeska jirridiisa 3.nooca ay udhisaan dadku ama ibnu aadamku sida saxaaradaha oo kale. Sidaa waxaa u kala horaysiiyay ilaahy s. w.c siduu ay u kala horeeyo ayuu u kala faaiido badan yahy. Suuratu naxli ayuu rabbi ku sheegay