Warbixin cusub sadexda nooc ee uu u kala baxo malabku

  Warbixn ku saabsan inta nooc ee uu ukala baxo mlabku 

                            


                                        1.nooca malabka ay ka samayso shinidu buurta

 ama dhagaxaanta shexdooda ama godadka 

2.nooca ay ka smayso dhirta ama geeska jirridiisa 

3.nooca ay udhisaan dadku ama ibnu aadamku sida saxaaradaha oo kale. Sidaa waxaa u kala horaysiiyay ilaahy s. w.c  siduu ay u kala horeeyo ayuu u kala faaiido badan yahy. Suuratu naxli ayuu rabbi ku sheegay 

Comments